TGBoardWAA

WAA etiketli popüler Telegram kanallarını ve gruplarını bulun ve katılın. İlgi alanlarınıza uygun topluluklarla bağlantı kurun. WAA
Yeni Telegram ekle

Diller

Sıralama

Magacaygu waa Muxammad Cabdi Faarax (Qeysar), waxaan ahay qoraa, tarjume. Waxaan qoray buugga 'Geesiyaal Taariikhda Galay' oo ka kooban labo qeybood. Sidoo kale, waxaan tarjumay buugaagta sida 'Waxaad Tahay Saxaabiyad, Sahay, Waxaan Ahay Addoonkaaga

QEYSAR
542 üye
Özel channel

Magacaygu waa Muxammad Cabdi Faarax (Qeysar), waxaan ahay qoraa, tarjume. Waxaan qoray buugga 'Geesiyaal Taariikhda Galay' oo ka kooban labo qeybood. Sidoo kale, waxaan tarjumay buugaagta sida 'Waxaad Tahay Saxaabiyad, Sahay, Waxaan Ahay Addoonkaaga

Waa somali editor nagu so biir

Akhrisku waa quudinta, kobcinta, kor uqadida, qimaynta maskaxda. Sida jidhku ugu bahan yahay cunto iyo cabid ayey maskaxduna waxay ugu bahan tahay akhris.

Waa madal Aad ka helaysid bugaagta pdfka walipa si free ah buugtaa waxaa ka mid ah👇👇 1:PDF Somaali 2:PDF english 3:PDF carabi

● @PostFiles 👉waa Madal Aqooneed 📚 ● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM. ● Owner/Founder: @HassanAbdikadir @PostFiles #Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska

Afoogy
2.1B üye

Afoogy Waa bar si online ah wax loogu barto oo ay ku diyaar yihiin macalimiin aqoon dheeraad ah u leh waxay ku barayaan. Kaliya afoogy ma ahan meel wax lagu barto ee sido kale waxa adiga u aragto faaido inu yahay wa ku diri kartaa

Welcome S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada >Aqoon faa.iid✅️

Halkani waa Mareeg aan kuso gudbino doono Xogo Faaido badan leh Isla madkaana Bilaash ah Wixii caawinaad ah la xirir @inapoqor7

👉3,900 Buug-Somali .Waa Buugaag Somali Free Ah iyo qaar kale oo Diini ah💝👍 Adigu Maxaad haysaa iNoo soo Dir Ciwaanka wixii Buug ah @Inapoqor7 👉Buugagta oo idil waxad Ka heli karta Website-keena 👇👇

Hormar channel waa madal aad ka heli karto dhamaan fursadaha social media

السلام عليكم Halkaan aqri fadlan waa Ruleska Groupkaan Crypto 1: Wax aan ku saabsaneyn crypto hasoo galin fadlan 2: Cayda waa mamnuuc fadlan ha la isixtiraamo 3: Wax kusaabsan MLM iyo Ponsi scam waa ka mamnuuc groupkan sida JIIF OO JAQDA

☠️======================================☠️ WAA GROUP KA OFFICIAL KA EE FIKRADO SOMALI HACKERS KU WASO KU SOO GUDBIYA CASHARO HACKING , BUGAAG HACKING AH IYO APPLICATIONO HACKING ☠️======================================☠️

Waa ciyaar oo tartan haddii aad firaaqo hesho

Halkani waa Hoyga Software Full Version Furayaasha Wata Iyo Sida Loo Istcmaalo adiga ka qayb qaado hada waxaad ka helaysaa 500 oo software...The Qur'an says, "Will they be equal to those who have knowledge and those who do not?

‏﷽ Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo. Cᴏɴᴛᴀᴄᴛ ᴜs 𝑇𝑒𝑙𝑒𝑔𝑟𝑎𝑚 :: @Binu_Abdiziiz Fadlan ku biir : ╭══💜═══ღ❦ღ══╮ 👉 @jiilka_wacyiga1 ╰══ღ❦ღ═══💜══╯

Kanaalka dhiiragaliye waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka Fadlan kusoo biir : ╭══💜════════ღ❦ღ══╮ @Dhiiragaliye ╰══ღ❦ღ════════💜══╯

Noloshu waa dareen ka dhasha dhacdooyin YouTube: https://youtube.com/@DareensidePodcast?si=5Fo Instagram : 🔽 Follow us 🔽 https://www.tiktok.com/@dareen_side_?_t=8bmg https://instagram.com/dareen_side_ Mareegta internetka 'web' : https://Dareenside.com

Halkani waa Hoyga Software Full Version Furayaasha Wata Iyo Sida Loo Istcmaalo Haddii aad Softwere ama Apps aana meesha ku jirin u baahato waxaa la xariirtaa qeybt hoose links yaalo 👇👇👇 https://t.me/Som_soft @Mfaratoon ama @liibaanwaasuge

Waa hoyga Duruusta diiniga iyo muxaadarooyinka. Muxadaroyin MP3 ah hadaad rabtidna Linkigan hoose guuji ka dibna ka dhageyso kuna biir. 👇👇👇👇👇👇 https://t.me/Muxaadaro_Soomaali

@TeamKhibrad2023 Waa Madal aad xirfadaha online-ka ka baran karto markasta iyo meelkasta . 💻 Graphis Dessing | Cilmiga Saxaafada La Xiriir: TELEGRAM: @Abwaan_Saajac WhatsApp: wa.me/907675198 Kusoo Biir👇👇👇 https://t.me/+_j612-1k4ClkYzQ0

╭══♡════════ღ❦ღ══╮                     WAX-AKHRISKU                            WAA                      HAB NOLOLEED                          القراءة منهج حٌاة ╰══ღ❦ღ════════♡══╯ Kala soco  Qormooyin sugan, afkaar, falsafad,  iyo xikmado.

Wanaag media waa Hoyga wanaaga waxaadna ka heli doonta waxwalibo oo wanagsan oo diinta waafaqsan bi, idnilaah❤️😇_______ _@wanaagmedia433 _____ Hadaba ha moogan wanag media in aad ku so biirtid si aad wax badan oga faaido _________ ______ Ku so biir wlal

Islaamnimadu Waa Deeq Heysashaduna Waa Gaar

🚀 Bir Telegram Grubunu veya Kanalını Tanıtın

İster sahibi ister hayranı olun, harika Telegram topluluklarının büyümesine yardımcı olabilirsiniz. TGBoard'a ekleyin ve bugün daha geniş bir kitleye ulaşın.

Telegram'ımı Ekle

Sahipler için

Bir Telegram Gönderin

Sahip olmayanlar için